Ciidanka Kenya oo qorsheynaya inay burburiyaan xarumo kale oo ay leedahay Shirkadda Hormuud

Col. Aadan Axmed Rufle oo ka mid ah Saraakiisha ciidamada dowladda ee gobolka Gedo ayaa ku eedeeyay ciidanka Kenya inay wadaan dhaqdhaqaaqyo xoogan oo ay ku doonayaan iney mar kale ku burburiyaan xarumaha shirkadda isgaarsiinta Hormuuud ee ku yaalla koonfurta Soomaaliya. Aadan Rufle ayaa tilmaamay inay heleen xog ku aadan qorshe ciidamada Kenya ay ku … Continue reading Ciidanka Kenya oo qorsheynaya inay burburiyaan xarumo kale oo ay leedahay Shirkadda Hormuud